Wariye loo magacaabay in uu Noqdo Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu magacaabay afhayeen ay yeelaneyso Wasaaradaasi oo kamid ah Wasaaradaha ugu muhiimsan dowlada. Wasiirka ayaana u magacaabay Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta Ismaaciil Muqtaar Oronjo oo ahaa Wariye sanado badan ka shaqeenayay Idaacada iyo Telefishinka dowlada Soomaaliya. Wariyahan loo magacaabay in uu noqdo Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta … Continue reading Wariye loo magacaabay in uu Noqdo Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta